Israa’iil oo sheegtay inay dishay taliye sare oo Iiraani ah
Jun 21 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Israa'iil Israel Katz ayaa sheegay in ciidamada IDF ay weerar ay ku qaadeen dhisme ku yaalla magaalada Qom ku dileen taliye sare oo Iiraani ah, sida ay tebiyeen warbaahinta gudaha iyo wakaaladda…